
Jaaliyadda Yuusuf Galmaax ee ku kala nool Yurub iyo mareykanka Markay arkeen natiijada doorashadii madaxweynenimada Soomaaliya ee sida caddaaladda ah uga dhacday dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti waxay tahniyad u diraayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomliya Sheekh Shariif Shekh Axmed iyagoo ugu tahniyadeynaayo jagadaas loo dortay. Waxayna Ilaaheey uga baryaayaan inuu la garab galo masuuliyaddaas culus, kana dhigo kii Soomaalida ka samata bixiyo dhibaatada ay ku jirto.
Xubanaha tahniyadaan diraayo waxay kala yihiin:
AVV Sheekh Cali Maxamuud
Dr Cali Macalin Muuse
Dr Cisman Cumar
Maxamed Cadaawe Maxamuud (Cali shiino)
Nuur Macalin Muuse
Xasan Sheekh Cali
Xuseen Sheekh Cali
Cabdishakuur Maxamud Macalin
Nabadoon Cisman Abdi Jelle
Dreesa Aamino Sheekh Cali
Dreesa Shariifa Hilowle
C/llaahi Xasan Xuseen
C/raxmaan Ibraahim Faarah
Axmed Macalin Muuse (Janaale)
Saynab Sheekh Ciise
Nuurto Sheekh Cabdi
Abuukar Sheekh Xuseen Cade
Abuukar Axmed Dhaayow
Saynab Sheekh Cumar
Dr Cisman Axmed Boqolsoon
Nuur Sheekh Cali
Cabdshakuur Axmed Sheekh
Muuse Hilowle Macalin
Shaacir Makaraan Maxamuud
Musdhaf Maxamed Nuur
Cabdulaahi Maxamuud Jilac
Sahra Sheekh Cali
C/qaadir Maxamed Macalin
Xuseen Ibraahim Faarax
Canshuur Xuseen Qaalshe
Cabdulaahi Macalin Boqolsoon
Najiib Cabdulaahi Jilac
Sahro Sheekh Cabdulle
Xaawo Geni M. Macalin
Sahra Sheekh Cali
Maxamed Xuseen Axmed Jelle (Abaana)
Maxamuud Ibraahim Dayniile
Sheekh Maxamuud Muumin
Cabdinaasir Maxamuud Canshuur
Cumar Sheekh Cali
Faaduma Xasan Xuseen
Cabdiraxmaan Axmed Sheekh (Jabhad)
Xaajiyo Batuulo Macalin
Zeynab Xuseen
Xaajiyo Caasha Abdi
Fuaad Hilowle
Axmed Liter
Cali Maxamed ( Cali dheere)
Cabdikariin Maxamed Xaaji
Deeqa Maxamud macalin
Fowsiyo Sheekh Cali
Sacdiyo Sheekh Cali
Aamino Sheekh Boqolsoon
Xaaji Xasan Xuseen
Xabiibo Xasan Xuseen
Duniyo Ibraahim Faarax
Dr. Sheekh Ahmed Maxamed Xuseen
Cabdullaahi Macallin Maxamuud (Siyaasi)
Abuukar Macalin Maxamuud
Yasmin Abubakar Cali
Nabadoon Maxamed Yuusuf
abuukar Macalin Maxamuud
Dr Muqtaar Sheekh Nuur
Sheekh Maxamed Nuur Boqolsoon
Xasan Axmed Sheekh (Afuumaato)
Xaaji Xuseen Maxamed Geesey
Faadumo Xuseen
Intaan iyo inta aan macagyadooda aan halkaan ku qorneyd waxay si niyad wanaag ah diyaar ugu yihiin dib u dhiska dalka, waxayna taageerayaan nabbadeynta uu wado madaxweyne Sheekh Shariif.
Waxaa soo diyaariyay:
Maxamed Cadaawe Maxamuud (Cali shiino)
alishiino@hotmail.com