|
Jowharonline.com |
|||||||
| Jowharonline, Nofember 22, 2007, Muqdisho Soomaaliya |
|
||||||
|
Jaaliyada Soomaaliyeed ee degan Finland waxay si wadajir ah hambalyo ugu diraayaan ra'salwasaaraha cusub ee Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen 'Nuur Cade'. Dadka hambalyadaan diraayo waxay kala yihiin.
Cusmaan Cabdi Jeelle Maxamed Cali Axmed Maxamed Xasan Tifow C/rahmaan Maxamed Nuur Cusmaan Maxamed xasan Karoosoow Cusmaan Xasan abuukar caruuska C/shakurr Maxamuud Macalin C/qaadir Maajoor Maxamed Cabdi Alifleey Cabdi Cali Cabdi Mahad Warsame Xuseen absuge aaroow C/shakuur Sheekh Axmed Fuaad Xuseen Axmed Liiter Mustaf Saqaawe Mustaf Nuur C/llaahi Eeboow Daauud Daaxaay Xaaji Xuseen Macow iyo dhamaan inta jecel wanaaga Soomaaliya waxaan halkan hambalyo uga diraynaa ra'iisal wasaaraha cusub Nuur Xasan Xuseen 'Nuur Cade', waxaana Ilaah uga baryaynaa inuu u fududeeto xilka culus ee loo dhiibay, kana dhigo mid Soomaali mideeye, Waxaan kale Ilaah ka baryaynaa inuu Soomaali quluubtooda isu keeno, wadankeena noo dejiyo, dhiiga faraha badan ee daadanaayona uu Ilaah naga joojiyo. Aamiin.
|
|||||||
|
Webmaster©jowharonline.com |
|||||||