Arabic news page

    

 

   Somali Links 

  • Somaliweyn
  •  

       Islamic Links

     

  •  

      

     

      

     

     

     

           

     

    Talaado 17 Maarso 2008

     

    Hay’adda ugu sareysa sportiga Finland ee Finnish Sports federation  (SLU) oo abaalmarin heer qaran  guddoonsiisay muwaadin Soomaaliyeed oo ku nool Finland. ( Akhriso)

     

              

                

     

     

     

    Khamiis 20 Disember 2007

     

    Ururka Howl-wadaag iyo Kooxda HYPS ee heer labaad ee Finland oo markii labaad deeq sport soo gaarsiisay caruurta gobolka Sh/dhexe.(Akhriso)

     

     

    Khamiis 22  Nofember 2007

    isal wasaare cusub,

    Taarikh Nololeedka ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Col. Nur Hassan Hussein (Nur Cadde)

    (Akhriso)

     

     

    Isniin 19  Nofember 2007

     

    Mid ka mid ah Maamulka Gobolka Banaadir oo shaaciyay inuu yahay Musharax U taagan

    Jagada Ra’iisulwasaaraha 

     Soomaaliya.

    (Akhriso)

     

    Axad 04 Nofember 2007

     

    Prof Cali Jimcaale Axmed oo wax ka dhiga jaamacada Queens college ee New York oo lagu wado inuu noqdo ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaliya.

    ( Akhriso)

     

    Isniin 29.Oktoobar.2007

     

    R.W Geeddi oo is casilay, isla markaasna u dhoofay Kenya.

    ( Akhriso)

     

    Sabto 20.Oktoobar.2007

     

    R.W Geeddi oo maanta qado sharaf u sameeyay in ka badan 180 xildhibaan uguna warbixiyay safarkii uu ku tagay dibada ( Akhriso)

     

     

    Sabto 20.Oktoobar.2007

     

    Madaxwenaha dalka Kenya oo warqadihii aqoonsiga ka gudoomay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Ameerika.
     (Akhriso

     

     

     

    Arbaco  12  Desember 2007

    Xasan Cusman "Caruuska" oo ku guuleystay abaalmarintii ugu horeysay ee la siiyo dadka u soo halgamay xuquuqda dadka ajnabiga ee magaalada Vantaa Finland. 

    (Akhriso)

    Khamiis 22  Nofember 2007

     

     Hambalyo ku socoto ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya.(Akhriso)

     

    Arbaco 07 Nofember 2007

     

    Toddobo ardey iyo maamulahooda oo maanta lagu dilay dugsiga sare ee ku yaalla wadanka Finland.

    (Akhriso)

     

    Sabto 20.Oktoobar.2007

     

    Maamulka gobolka Banaadir oo sheegay in Abshir Bacadle loo haysto denbiyo la xiriira taageerida maxkamadaha ee dhinaca suugaanta.

    ( Akhriso)

     

    Tacsi: Marxuum Cabdi Xuseen Boore ALLAAH ha unaxariisto oo dhowaan ku geeriyoday  dalka Ingiriiska.

     

    Sabti 03Nofember 2007

     

    Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somaliya, C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka codsaday Baarlamanka KMG ah ee Somaliya in golaha wasiirada laga soo qaato dibadda.

    ( Akhriso)

     

      

     

     

     

            

     

               

             

    Copyright ® 2007 Jowharonline.com